Heesta Gacalo - Lyrics
adaa ubax soo baxayi
asal jaceylka u ahoo
indhuhu aragaaga jeclaystee
asluub dhaqan iyo xiushood
asalkii soomalinimo
adaa amaanta u qalmee
asigiyo axdii dhexdeeniyo
gacalo adna ilaali
dhankaaga adna ilaali
waxaa iska reexi laa
adoooori iinoqdoo
ilaah igu kaa simo
waxan diidanhy ilays
nolosha aan ka eegtoo
daraadaa way abaar