VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haboon - Lyrics

holashada jacaylkiyo hami iyo daren baa igu kaa hagaayeee hadii aanan ku jeclayn had kastooo la joogiyo habeen iyo dharaar magacaagaan haboon miyaan ku hadaaqi lahaa hawlihii dhexdeeniyo waanigan hubaashii nafta kugu haleeyee hareertaada caashaqa hiirtaanyada ka dhawr hibashada kalgacalkiyo hilaw iyo xasuusbaa igu kaa hogaanshee hadii aanan ku tabayn halashada i sidatee hanaqaygan i dagtiyo caashaqan i heeray miyan isku hawli lahaa hawlihii dhexdeeniyo waanigan hubaaashi naftan kugu haleyee hareertaada caashaqa hiirtaanyada ka dhawr
Queue is empty
-- / --