kashayda jacayl
korkeeda fadhiistay
wadnahaa kurbanayaa
qalbiga kalgaycaylka
kol qudha aan ka xoroobin
hadaad kaban layd
kalkaaga jacaylka
naftaa kaban layd
kaw baad ku lahayd
ragaa kuligiiye
kaasaan noqon laa

laab aan karayniin
kufkaa raadintooda
ayaa kaaftoomi karayn
maankaa kohonayaa
mar walba kulankaagoo
koolkoolin u baahan kulankago
hadaan ksaban lahaa
kalsooni dhankaaga
hankaa kori lahaa
kaw baaad ku lahayd
ragaa kuligiiye
kaasaan noqon laa

Exit mobile version