VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anoo magcaaga - Lyrics

Anoo maansooyin doora Intaa kuu mariyay heeso Anoo muxibada kalgacal Anoo magacaaga heedhe Adiga mudan kuugu yeedha Anoo maankayga galiyay Inaad marwadayda noqoto Adaa marinkii ka leexday Meeqaamka jacaylkeena Adaa milgihiisa lumiyoo Anigu kuu miciini maaye Mid kale doondoono huuno Anoo muqdishiyo hargaysa Anoo madashii togdheerba Muuq dheer ilayn midab qurxoon le Marlay miisaanta hadalka Marnaba anigoon ka waayin Anigu is mashquulin maayo Naftayda muquunin maayo Dhibaato muquuran maayo
Queue is empty
-- / --