VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boogtayda - Lyrics

Boholyowga caashaqee Mudo badan la jiifee Aan baxnaaninaayee Basanbaaska igu riday Boqoradaan jeclaayee Basra jeeska ahaayde Baladkay ku nooshiyi Baladwayne maan tagin Indho kuu busaylaa Bildhaantaada doone Bu'da araga hoosiyo Boogtayda maad dhayi Boqolaalka dumarkee Barigaba ku noolee Adaa bilic qurxooneey Basarkaba wax dheeroo Baxsantaan gacloodaay Bartii uu hadraawi Beer lula ku caashaqay Buundadiina maan tagin
Queue is empty
-- / --