logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees jaceyl ah mp3 ahaan

Sawirka Yuusuf xaybaro

Yuusuf xaybaro

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Hees jaceyl ah lyrics

waa lalawga caashaqu naftayduu wareershoo
war war iyo dhibaatiyo walaac adag ku beeree
waagaan is baranaa jacaylku ii wareemee
waxaan wali xusuustaa wardaay barashadeenii
Lyrics by Masuul.com

wayne tuu hagaajee wanaag loo dhameeyaay
aan nolol wadaagnee ha iga weecan abidkaa

waagoo soo iftiimiyo waqalkoo da aayoo
wabiyaduu is dhaafaan wacan kugu masaalaa
waxaad tahay boqoradii wanaag loo dameeyoo
waad ku dhaaftay qayrkaa waana adiga kaligaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --