VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees nacab - Lyrics

anoo nabad ku nagi ilayn nabar jacaylbaa i naanaabinaayee nacas maan ahayn anigu niyada waxaad ku haysiyo haba nuuxsan waayee qalbigana ka naafee nacabkaygii noqotayee waxaad naawilaysiyo nabsigiyo ayaamuhu waan eegi doonaa noocay ahaadaan inagoo nolol wanaag naftoon adi ku siiyaa waataad nitaaqiyo naxli igu abuurtee anigaa nasteexo kaama sugayee nabaradii igaadhay wali waan ka noolahay
Queue is empty
-- / --