VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niyadda - Lyrics

dadkaba adiguu qalbigu dawooy kaa soo xushoo darmaan qurux lihiyooo waxad tahay dumar uroon adaan dunidaba dhamaan nafalaha dunida kaa doonayo dareenkaygaad degtooo waxaad tahay door rageed dulqaad adigaa helooo dabciga alle kuu dhashee dawooy kugu diirsadee niyada daji kuu dayacan nin iidaran kaba durkee fariid daacadoo xumeyn adaa deeqow aheee cidkale ku doorsan maayo darmaan dabci iyo wanaaglaay kartina lagu daahayoo dabuubsan ayaad tahee naftaydana daadahee deeqsi diin iyo aqoon dadnimo lagu daahayoo dabuubsan adaa ahoo naftaydaa kuu ildaran darmaan dabci iyo wanaaglaay kartina lagu daahayoo dabuubsan ayaad tahee naftaydana daadahee deeqsi diin iyo aqoon dadnimo lagu daahayoo dabuubsan adaa ahoo naftaydaa kuu ildaran
Queue is empty
-- / --