VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadraay - Lyrics

Waxaan WAYNAHEENU qorin Oo aan qalinkii ahayn Inaad qawadaa ma fiicne Noloshu qasab maaha oo Qiyaas li'i kuma wacnee Marnaba adigoon qadraay Qalbiga xumo iigu qaban Hadaan qormo wacan yagleelay Calafka qiimee walaal Dhigaana jacayl la qaybso Ha diidin wadarkii dhacoo Adoon isba qoomamayn Quluubta ha badin xumaan Mar hore qaladaad gashiyo Qisana adoon xasuusan Naftani kaa quusatee Qalbiga xumo ha iigu qaban
Queue is empty
-- / --