VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qormo - Lyrics

waxaan waynaheenu qorin oo aan qalinkii ahayn inaad qawadaa ma fiicnee noloshu qasab maaha oo qiyaasli i kuma wacnee marnaba adigoon qadraay qalbiga xumo iigu qaban hadaan qorma wacan yagleelay calafka qiimee walaal dhigaana jacayl la qaybso ha diidin qadarkii dhacoo adoon isba qoomamayn quluubta ha badin xumaan mar hore qalad aad gashiyo qisana adigoon xasuusan naftani kaa quusatee qalbiga xuma ha iigu qaban
Queue is empty
-- / --