VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qumaneey - Lyrics

Qumaneey quruxeey Waxaad tahay Marwo qiimo badanoo Qudhaad ila wadaagtoo Naftaa kugu qabawdee Qalbigaygu kuma dago Meel aanay qumaneey Indhahaygu kaa qaban Qoyskaan yagleelniyo Nolosheena quruxda le Qabyo inay ahaatiyo Qalqalooca ka ilow Qumaneey maankaay Qalqalooca ka ogow Qumaneey qaaliyeey Waxaad tahay Qurayshtii haweenkee Qaaradaha aduunyada Qiimo ugu saraysee
Queue is empty
-- / --