Ilaahaa amar wayn
Oo awood lehee
X2

Aadam kaan ma
Ogee itaal yaridood
X2

Aamnigay qabaan
Is amiiris kood
X2

Oodin inay ku taagan
Tahaa ku taagantaa
Ka adkee

Iil aakhiradii aboorkaa
Aaranaa yaan la hilma-
Minee itaal ayaan
Waayayee X2

Amaano waaye naftee
Ergeey noogu tahee
X2

Nin ku aaminayeey
Ajar looma dhigee

Inkir iyo iin waaa
Aayatiin xumeee
X2

Adkaysta iiman allaa
Iiman allaa uur buuxiye
X2

Iil aakhiradii aboorkaa
Aaranaa yaan la hilma-
Minee itaal ayaan
Waayayee X2

Exit mobile version