VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calafkayga aan ka yeelee - Lyrics

cunto waan cuni waayay cawadii hurdi waayay ceelaan ku dhacee ku cariisamayee miyaa ku cayman kare CASIIS waynow iga caawi cindigaya caan ahee calafkayga ka yeel cirka aa da'i waayoo curad soo dhalanaaye laguma ceeshi karee waa cadaabta adunkee
Queue is empty
-- / --