dadka daaim abuure
dabcigooga halmaamine
kii darajee sidaada ku darane
dibiin ku dhigaa he
gaadba gaadkii ka weyn
waa la tuugaa

daacadle la isku doorto
la is daryeela waaye
danta le la isku gaadho
soomahe deedala raace

Exit mobile version