aadmiga iidaaleey
laamaa raa adkeeyay
ana hilamamin waagii hore
isoo haadeey iso haadeey
ii amaantaa jiil haben
qormadan heey guyeey
isoo haadeey iisoo hadeey
hilibka waa iga ordayee
iwaayey hadh iyo habeen
hambalka jago u ahay
iga horjoogoo reerihi
aar waa wehelkaaga
ma deedi karee
amaanka raac hooy
ruyaarta maanta
igusa maankaagee
isoo haadee isoo hadee
hilibka waa iga ordaayee
kuwaayey hadh iyo habeen

Exit mobile version