1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Jaceyl…
Jaceylka wadaaan lahaa
is weheshada baan lahaaa
wanaaji inantaan lahaaa
Wadnaha ku qabaan lahaayee
Weynaha barya baan lahaayee
Aroos ka wacbaan lahaa
wankii ku qalbaan lahaa
Wiglada ka tumaaan lahaayee
halkaank u wadey ka waabtayee
??
codkii Zulfa