VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Muxubo muuna beeshayee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zulfa
Muxubo muuna beeshayee

Muxubo muuna beeshayee
Moosikeed waa la moodayee
***
Kama maarmo maa iraahaa
Muragtiisa maan soo ahee
Labo miiraan lay mudaa
Waa laygu maadsadaa
Labo miira loo mudaa
Waa loogu maadsadaa
lyrics soon

codkii Zulfa