VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duufaan - Lyrics

haduu dookhaygu raacay hadaan raga kale ka doortay mise ii diiri weyday hadaad diga orgatey haduu duufan i qaaday hada tidhi wada lahaada hadaanad dareemi wayday adoo dusha iga arkaaya inaan dibaha wareego hadaanan u diloobayn intaan dacar iyo wabay dartaa raga kale uga doortay hadaan seexan waayey haduu dookhaygu raacay hadaan raga kale ka doortay hadaan duco iyo habaar labadaba iigu diiday haduu dareenka ku siissay inaad dabinka iigu hayso hadaanana daalin waayey hadaan dayrtiyo gugii kaliisha ka doorbidaysa hadaad deeri lumisay intaan dacar iyo wabay dartaa raga kale uga doortay hadaan seexan waayey
Queue is empty
-- / --