Cashaqu mugwaynaa
Magacdiisu badanaa
Meer meer tadiisiyo
Mowjadiisu adagaa
X2

Meesha uu kudaba
Dhigay kama maad-
Anayside isha milic-
Sanaysaa meshay
Gaari dheeraa x2

Maruun aan usheeg-
Ee murti aan waraab-
Shee maqashiiyo
Heestee aan madiixee
Iituma x2

Caashaqu mirasho
Iyo mid kuma ladaa-
Yee inuu soo mirkaco
Iyo meeraysi badanaa
X2

Erayda mudaayiyo
Maqalada xanuunka
Leh inaan lagu mak-
Aynoo laga meersi
Jecelaa x2

Maruun aan usheeg-
Ee murti aan waraab-
Shee maqashiiyo
Heestee aan madiixee
Iituma x2

Exit mobile version