soownigan daraadaa dad intaan la noolaa
dibada iska taagee la coloobay dariskii
caashaqu ma dabinbaa dayrtii la soo maray
dhalintaa u daranoo ana la iiu dawgalay
inta uu hore u dila anigoo digniin qaba
waanigan dabaashee halkaad doonto
igu moos
sownigan daraadaa dhalintaan wadaagniyo
ii diir naxaysiyo dayriyay aqoontii
caashaqu ma dabinbaa diif wixii la soo maray
damaciisu ba anyoo ana aan la dooday

Exit mobile version