VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Danqasho - Lyrics

dareenkii naftaydoow damqashada jacaylkuna dakharuu i yeeloo bad wayntu ila tagay anigoon dabaal baranee nafta doonistaaday hurdadiiba diidoo damacbaa la saratagay dookhuna layaab male da yarteena dahabka a doorkoodiibaad tahee dadkeenana dhamaantood kaan ka doortaybaad tehee in badan xagaygana darajaad ka mudanteee darmaankii naftaydoow adigaan ku doortee dadka kaala soo bexee abidkaa ha iga tagin waligaa
Queue is empty
-- / --