Naftani howlo maal-
Meed way hiigsan
Waydee x2

Hurtayoo dartaabay
Hurdo iyo cuno uga
Go'dee x2

Aniguna hanashada
Kalgacal badanaa
Hooshuu ibaday x2

Waxa aan la harsan
Waayay halyeey aad
Iidaweeya x2

Ma'ay helin naftayduyee
Midkii ay ku hamiday ee
In badan howdka ujiiftee
X2

Naftani aad hilmaan-
Tay way ku hilowdayee
X2

Hanataye awgaabay
Hadal iyo haasaawo
Uga go'dee x2
.
Aniguna hogol aan
Curan intaan hoorso
Isleeyahay x2

Waxa aan u han qal
Taagay hilaac aan
Iftiin lahayne x2

Ma'ay helin naftayduyee
Midkii ay ku hamiday ee
In badan howdka ujiiftee
X2

Exit mobile version