nsiibkaagi baa tahay
nolol kaa wadaagno
nacayb ani kuma qabo
jacaylkana waan u nugulahey

niyadayda oo wacan
maxa naxli iyo been
naanib ka qaadataa

anoo cabdane xumada
ninka lama badali karo
kume wade ku dhooge
nadiif yaa ka dhigi kara

nagaakeena sheekada
naftu ku qarxayso
naxariista adaa ka qaadaye
jacaylkana ka nusqaanshe

adoo nuxurkii ogaa
maxa naxli iyo been
naanib ka qaadataa

Exit mobile version