Naftaan ladoodaa
Dagaalaa duhur iyo
Habeenkii samirna
Diiday dul qaadkii
Dayowdee aawada
X2

Duurkiyo daleelaha
Cidlada dugaaga uu
Ku badan yahayee
Dakharkii jacaylkage
Ha igu daawanine
Iga dawee macanow
X2

Naftaan ladoodaa
Dagaalaa duhur iyo
Habeenkii samirna
Diiday dul qaadkii
Dayowdee aawada
X2

Meel lama dagaan
Ahoo dadba aan
Lagu aragee buraha
Dushooda sare iyo
Waxan kaa daydaya
Oo rucla orod kudaa-
Lee daryeel ii lahow-
Ee x2

Naftaan ladoodaa
Dagaalaa duhur iyo
Habeenkii samirna
Diiday dul qaadkii
Dayowdee aawada
X2

Exit mobile version