VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

Nasiibkaygiibaad tahay Nolol kaan wadaagnoo Nacayb ani kuuma qabo Jacaylkana waa u nugulahay Niyadeeda oo wacan Maxaa naxli iyo been Naaniibka u qaadata Nooca dabeecada xumada Ninka lama badali karo Koleen wadar ku nuugee Nadiif yaa ka dhigi kara Nadaamkeena sheekada Naftoo ku farxaysoo Naxariista adaa ka qaaday Jacaylkana iga nisqaanshay Kii nuxurkii ogaa Maxaa naxli iyo been Naniibka aad u qaada
Queue is empty
-- / --