VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ragaad caashaq - Lyrics

anoo ruuxayga iyo rubad tawkuuna u shuboo naftuna kaa raali tahay ragana kaligaa ku jecel rafiiq aan kaa dhigtoo riyad wehel iigu tahay riyaaq iyo farac ku jiro aya waran igu ridee halkii aan kula rabiyo rajadii noloshaa luntoo jacaylkii wuu ribaday ragaad noqoy caashaqii anoo rucub ubaxliyo reexaan kuusoo guroo caleen qoyan kuusoo guroo caleen qoyan kuu ruxoo runtii aan kula dhacay inaan reer yeelaniyo rayiga guur iigu jiro ayaad i rafaadiso adaa igu reebay nabar
Queue is empty
-- / --