Dantoo iga reebta maahee
Nasiibkoo i diida mooyee
Dantoo iga reebta maahee
Nasiibkoo i diida mooyee

Dadaalka yaraysan maayee
Dadaalka yaraysan maayee
Dadaalka yaraysan maayee
Dadaalka yaraysan maayee

Darmaan noolahoo dhan doonay
Darmaan noolahoo dhan doonay
Hadana meel quraa duwaysa

Ninbaa dahab lumay
Si u doondoon
Ninbaa dahab lumay
Si u doondoon

Duday dhaladiyo dad khayr
Daryeelka nafteeda doontaa
Duday dhaladiyo dad khayr
Daryeelka nafteeda doontaa

La,aantaa la doogi maayee
La,aantaa la doogi maayee
La,aantaa la doogi maayee
La,aantaa la doogi maayee

Darmaan noolahoo dhan doonay
Darmaan noolahoo dhan doonay
Hadana meel quraa duwaysa

Ninbaa dahab lumay
Si u doondoon
Ninbaa dahab lumay
Si u doondoon

Exit mobile version