Heesta Wacada - Lyrics
Sida laga warqabo
Wax kastaba kalgacal
Wuuka waynyahoo ka
Wanaagsan yahay x2
Wajiyada san ee lagu
Wada socdaa dadka
Lagu wadaa x2
Waabar yaaba cayn
Ogow kuma wacnee
X2
Keenee wadada way-
Daartayoo weeraamo
Galay igu wacad furtee
X2
Sida laga war qabo
Wax kastaba waxbay
Weecaan sadaan ka
Walaal dhigtaan x2
Wegeray ma garan
Waxa laba wajigaa
Kugu waaniyoo horta
Kuugu wacan x2
Waabar yaaba cayn
Ogow kuma wacnee
X2
Keenee wadada way-
Daartayoo weeraamo
Galay igu wacad furtee
X2