VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

urursan dhankastaba edaabsan anshaxiyo xishood ku aadan qof iimaanku celiyoo akhlaaqda wanaagsaniyo asluubta ku dhaadataa waa adiga indho samaha jeceliyo laab khayrku oon tiro adigaa le afaan goyn xadkiisiyo adin gaabanoo dhawrsan adigaa le qofka ku ogolee kuu soo ordee intaa iyo intaa ku ilaashadee ILAAHAY dartii kuu jecel adiga kuu jeceli waa aniga aragsan dhanwalb isleegeey hoygaad ku ababtaa amaanan asturnaanta hooyaad ka keentee ala qaalisanidaa heedhe adigu inan aynigeedu asaageed ku daydaan waa adiga qofaan eed u waayoo in xun laga dhawray waa adiga
Queue is empty
-- / --