VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaamaha wanaagsan - Lyrics

mar haday ku dhaafen maalmihii adkaa ku dhafrrn igada mashquulkoo waxa muujisa farax wax kastoo ku somaray xusuusta ka maydh maskaxdana ilowsii waa meerto duniduye qofba waa markiisiye ayaamaha wanaagsani way kusoo marayaane marba waa si waayuhu mana xigo cid gaare mid ogow nasiibkana dadku waa u wada magane waxa maanta waydaana maankaaga ku hay mar kale iyo baraad heli waa meerto duniduye qofba waa markiisiye ayaamaha wanaagsani way kusoo marayaane
Queue is empty
-- / --