VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciyaar lagu keenimaayo - Lyrics

soomaali karaamadeeda kalsooni iyo wada jikeena hadaan loo kuur galaynin wadani dhiig lihi kacaynin ciyaar lagu keeni maayo si aan nabad ugu kifaaxno kufkeen dunida u gaadhno muwaadin ka qaado kaalin haday kartidiyo aqoon u koobnaato naftaada kaskiyo aqligiyo xiskaaga dadkaaga ku kaabi waydo hiilbay nagu tahay naftaadu dadbaa jecel kala tageena inaan kala qaybsanaano oo aan koox koox ahaano waxay ku farxaan dhibteena somaalaay qabiilka baas ka rayso ka waantow sharaf dhiciiso ka leexoo walaal kale kuuma joogo aduunka adiga garabkaaga taagan is kaalmaystoo is dhawrta iskuna kaashada dantiina jacaylkeenaa ka wayne sooamaalaay kaca kaca soomaalay kacoo midooba
Queue is empty
-- / --