VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha ooyinee aamu - Lyrics

haldhaa adigoo ah haween karti dhaafay dhigaa hablohoo dhan adoo ka horeeya haduu hanka dhaawac oheey kaa gaadhay niyada dhib haleeshay haday ku damqayso ha ooyine aamu farxadaad u haraaday hadaan ku waraaabine ana huba maanta wixii hore oo dhan waxad ku hilmaami jacaylka hadeere ha ooyin aamu hibasho tagi wayday haday ku luraysay haday huq ku gaadhay ciil hore aad mudatay anaa kuu heelan anaa kuu hiilin anaa kuu heegan laabtana kugu haysan ha ooyine aamu
Queue is empty
-- / --