VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Horaa loo soconayaa - Lyrics

hanaankii qaranimiyo maantaan helnay dawlad dhaba dadkaygii haraadanaa hilaac waynbaa u baxay rajadii luntaybaa la helay hankii noolaa mar kale halgankii shacabkaa hirgalay haybadii umadani lahayd haday soo noqotayoo horaa loo soconaya waa la soconayaa horaa loo soconayaa hogaayi aaminoo hamuun badan loo qabaa ILAAH hada noo xuloo ILAAH noo doorayoo karaamuu huwanyee horseed weeyi farmaajo waa hogaanka dalkeena waa halbawlaha wayne ILAAHAY ha ilaasho
Queue is empty
-- / --