VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifraax - Lyrics

inaad boqol kaweyn tahay bara dheer asaageed ul lagala bixiyiyo gaari bilan inaaad tahay waa bayaaan been lama rabee ifraax waa bayaa inuu sidaa bisha kaa baxo iftiin adoon biya ismarin inuu sidaa bishaa kaa baxo iftin yaa beenin kara bilaneey ifrax bilaneey garashiyo hanaan badaney boqortooyadii hablahay baxsaneey goobtaan ubogaay boqraneey yartaan ubogaay
Queue is empty
-- / --