VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta intaan ku jeclaa - Lyrics

intaan kax ahaa kulkiisa jacaylku intuu kun i gaadhay intaan ku tabaayay dartaa kurbanaayay kashaada xusuusta miyaad ka tiraysay intuu kaligay lurkiisu i haystay inta kolba heer kasoo marayee keenadu i sudhnayd dhibkaan ku sugnaa miyaad ka ladnayd anaa kama oo naftana kalifee kalgacal eberaan keebkuun u hayee kaamaan filanayn intaan ku jeclaa intaan ku taraayay nasiib badinaayay jacaylka kabaayay intaan korinaayay ku soo tacab beelay kaskaagiyo maanka miyaad ka jaraysay intaan kufeeyeen mar aan kacayeey inta kolba heer kasoo marayee keenadu i sudhnayd dhibkaan ku sugnaa miyaad ka ladnayd
Queue is empty
-- / --