VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jagada ugu ween - Lyrics

naf aan jecela tahoo qof aad jira tahee jidhka ku dareemaye waxbaa kugu jira i jiita jaleecada aan ku eego judhaan dhaayaa ku saaro la ii diid jeedsigii garaaca wadnaha jibaarma dhamaantay jidhiidhicooda waxba kugu jira i jitaa qalbiga adiga lajaaray adaa jiibsaday bogayga xubnaha kuu wada jawaaba sidii janal kuu salaama jagada ugu weyn naftayda janoo adiga hayee naflaan aan jantayba tahoo jawiga adiga ii saxoo dadkii la jeclaan jiray dunida haniba ka joogta jero kugu hamiyaaba anigu jiif qabanyaana caashaqa la jihaadayaaba hamuuntiyo jeelka baahay aduunba jari karayaa waxba kugu jira i jiita qalbiga adiga lajaaray adaa jiibsaday bogayga xubnaha kuu wada jawaaba sidii janal kuu salaama jagada ugu weyn naftayda janoo hani adiga hayee
Queue is empty
-- / --