VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jinkaa kahinaasa - Lyrics

ma jiro sidaan kuujeckahay dunida ruux loo jeclaado adaa jawi ruuxda siiya jacal dhaba kaaheshaaye anoo afka juuq ka odhan adaa jidhka iga fahmoo judhi wuxuu rabo gartee hadaan janooy kuheli malaha farxad kuma jireen malaha jawi maan heleen jinkaa ka hinaasa hadeer sida aan uwada jirnee alloow abid aan wada jirnaa intaan jiro aad jirtaa intaad jirtana aan jiraa
Queue is empty
-- / --