VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwada - Lyrics

adaa mabda' ila wadaagay nolosha meel ila istaagay guushaydiyo midho dhalkeeda adaan ka maqnaan dhankaaga hadaanad garabkayga midig adigu markastaba ahayn waxaan noqon lahaa mid gaabsha ee miyaan meel gaadhi laa adaa magacayga kaaba ku milan dhiigiyo jidhkayga waxaad matashaa naftayde ma tihid marwadayda qudha markii warwar i haysto amaba inyaroo walaaci markaaba adaa dareema dhibkiyo ani murugadayda hadaadan magaceed jiryeey mar walba ii hagar baxayn kartina ii muujinayn macaan ii hagar baxaynin ala miyaan lib hawaysan laa
Queue is empty
-- / --