VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdishadii sareesaay - Lyrics

Dhalashada minkeediyo walaalnimadu meeshay micno badan ku leedaay qalbiyada midaysaay muqdashadii muqdashadii saraysaay muqdashadii muqdashadii saraysaay 2x halka loo muhdee la majiirto ee loo maan kacee laga maarmineey magacaa ha jiro ha jiro oo ha jiro muqdishaay ha jiro ha joro oo ha jiro 2x waxaan marag ka nahay inaad mehersantay waxa aan mugdi iyo madmadow ku jirin inaad mehersantay bulsho wada macaan oowa loo martiyo ayaad mihin u tahay muqdishooy u tahee magacaa ha jiro ha jiroo ha jiro haniyeey macaan meeshaan ku barbaaraay magaca iigu bacay muqdisho macaan meesha la iigu guday meesha la iga rabo madaxa la igu sido xamar malabeey kaama maarmi karo hanttiyeey macaan magacaa ha jiro ha jiroo ha jiro magacaa ha jiro ma jidho meel kaa sarayasaa muqdisho muqdisho meel kaa horaysa muqdisho ma jidho meel kuu dhigmaysaa muqdisho muqdisho meel ku gaadhi doonta muqdisho ma jidho ma jidho ma jidho ma jidho meel ku gaadhi doontaa ma jidho ma jidho ma jidho muqdisho meel ku gaadhi doontaa
Queue is empty
-- / --