VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof wanaagsan - Lyrics

markaad qof wanagsan nolosha la wadaagtid qof wanagsan markuu nasiinku ku siiyo naftaada naftii fahmaysay waxaad noqotaa nin buxa hadaanan nafaqayn jaceylka naftaadana dhowri wayo anaan noloshaba aqoon xabiibi noloshaba aqoon inaad nasatoo agtayda nashaad ku dareento weeye hadaanan naxariis kusiinin marwooy adi kuu nuglaanin maxaan adi kaala noolahay anigu adi kaala noolahay oo aan anuu kaala noolahay markaan la midowdid nolosha lamidowdid qof wanaagsan ayaad nafistaa ileyne nashaadka iyo faraxsanaanta waxaad uheshaa nasiibe hadaanan niyadaada dhowrin dhib iyo naxdin kaala ilaalin anaan nolosha aqoonin macaaneye noloshaba aqonin inaad nasatoo agtayda nashaad ku dareento weeye hadaanan naxariis ku siinin marwooy adi kaala noolahay maxaan kaala noolahay macaneey adi kaala noolohay
Queue is empty
-- / --