Heesta Qurux aan lumayn - Lyrics
Indho loofa iyo
Dhex laso hayiyo
Luqun luqun ka dheer
Iyo laba gamcood oo
Leedan iyo
Waji lala cajabo
2x
Adigaa leh oo
Sida laydhkii baad
Lodkaa ka dhex muuqataa
2x
Maad arag dhib iyo leeleel
Iyo waliba luufluufoo
Kuma lagad wakhtigu
Waa labeen korkaagii
2x
Lixdan iyo hadaad
Da'da gaadho labanlaab
Qurux aan lumayn
adigaa le
Jidh aan liicin iyo
Midab aan la helin
Adigaa le
Adigaa leh oo
Libinta bilicdaad sidaa
2x