VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walwal iyo walaac - Lyrics

wabigu biyobuu wadaa waxbaa dul socdoonan garan waqtigu wuu igu ciirsanyahay wax hayntu way saacidaaye ruuxii wanaaga Ku fali miyaa la isuguba faana waxaan waayo soo waday jacaylku wehel iiga dhigay wadaantaan wada sidniyo wax beel waxba ma siiya iyo wataa warmo la iila joogee walaacu naf uu hadheeyay wax li'i lagu dayrinaayo waxyeelo laga dhawri waa wehey fulaynimadu waa laba waa mid aad u dhalatiyo miduu cimrigu watee
Queue is empty
-- / --