sanadoba naftaan
ku sabaa ha niyad jabin
sasabo iyo dulqaadbaan
seeto uga dhigayaa ee
rajadaa soo raagtayeen
sugaya masoo dhawdahay

sadkaan tabayeen
ku sii tashadaw
inteed soo jirtaa

waqtigan u samreen
saadalinayow
ma soo socotaa
sareediyo guul
samaan ma wadaa

Exit mobile version