VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaad tahay sameeya - Lyrics

waxaad tahay sameeya saacadba jawigaan ubaahdo waxaad tahay sii dareema wuxuu soo wado afkaygu waxaad tahay sadka ruuxda suldaanka naftaydu leedahay saaxiib aan adiga ahayna aduunyada iima saarna waxaad tahay siyaad sha farxada sikinkii walboo waxaad tahay sare u qaada hankayga mooralkana ii sameeya markaan sidaa kuugu jeedo fadhiga kuma sii nagaado inaan kuu saro istaago adaa ani iga samaystay saw inaan magacaaga taalo soo sudho maaha saw inaan sawirkaaga calanka aan ag saaro la salaamo xaq maaha
Queue is empty
-- / --