ileen naf jacayl wada
waaniyo wax sheeg
way ka waalanto
wacadkay gashaa
wax kastaba ka wayn
allaylahe wakhtigu
waa ayaamo qudha
waagii baryaba
waan ku doonayaa
wadadaad martaan
ku wareegayaa
runtii wacaneey axlaam
weedhaad dhahdaa
wehel ii ahoo
wabiyaal rogmaday
kama weecana karo
alleylahe wakhtigu
waa ayaamo qudha
waagii baryaba
waan ku doonayaa
wadadaad martaan
ku wareegayaa
walee axlaamtaan jeclaa
waaxyaha jidhkiyo
wadnahay dagtee
wakhtigaan is heli
waan la yaabanee
alleylahe wakhtigu
waa ayaamo qudha
waagii baryaba
waan ku doonayaa
wadadaad martaan
ku wareegayaa

Exit mobile version