VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawaba - Lyrics

dadkaba laba beerkiyo bogiyo laabta iska jecel haday baryo kala lumaan beriyo bad kala dagaan calafka lama baajiyee beriba waa kuwaa kulmee caawaba adigoo badqaba hadaan baxsaneey ku helay badhaadhay aduunyadiyo jacayl baashaan ka xigo ha u baqan baylah inuu ku dhaco ilayn cishqi waa bukaan haduu baloo kaa dhigtee siduu boga iigala baxay barbaarta qoftaan lahaa kolkuu igu soo baxaba bariida la baal maree caawaba adigoo badqaba hadaan baxsaneey ku helay badhaadhay aduunyadiyo jacayl baashaan ka xigo ha u baqan baylah inuu ku dhaco
Queue is empty
-- / --