VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Fartuun mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zaki daljir
Fartuun

fara adag aduunyadu
ninba meel ku furaysee
noloshuna fiirsi ma leeh
hadaan reer la wada dhisin
ka faaraa ma degayee
kaligay faqaayoo
sidii ruux la falayooo
taayiradu u fiisheen
sidaa loo dawayn karo
feedhayda midigiyo
wadnahaygu faasti
uma shaqeeyoo
farahay ka taageen
fariin baan u dirayaa
fiidmeerta duushiyo
faysal aan u dhiiboo
ha u geeyo fartuun
fad habeen ka da,ayiyo
fiid cawl la moodyiyo
furihi janaadiyo
aan ku fara adeegee

fartuuneey waxaa tahay
fiicnaantaan jeclaayiyo
dumar taan ka doortee
naftu faraxsanaydee
fanaaniinta sanadkiyo
abwaan faalo qoray iyo
waiyaashaa tv
kanaalada ku qorayeen
jacayl siduu ii galayoo
jajabiyay naftaydii
dhana uma fiyoobiyo
furaashkaan dul jiifaa
fariin baan u dirayaa
fiidmeerta duushiyo
faysal aan u dhiibo
ha u geeyo fartuun
fad habeen ka da,ayiyo
fiid cawl la moodyiyo
furihi janaadiyo
aan ku fara adeegee

codkii Zaki daljir