inantaan is baranee
inta balaga lay sudhay
nalka iga bakhtiisaay
taan badanka laabtiyo
ka jeclaaday beerkay
halista uga baaqaa
mar hadaan bastay ahay
baahidaan kuu qabo
xiliguna ikaa baday
barta nabarka dhaawaca
intaan boogtu sii fidin
adaa bi,iin karaayee
boqoradii haweenkaay
wadnaha bihil beernugayl
badhkaygiyo wajigaaga igu dhawr

wadnuuhu way i balbalayaa
dhiigu way i burqanayaa
boogay i danqanayee
meel bahal galeeniyo
boholaha xargagan baan
nafta uga baqaayaa
mar hadaan bastay ahay
baahidaan kuu qabo
xiliguna ikaa baday
barta nabarka dhaawacan
intaan boogtu sii fidin
adaa bi,in karaayee
boqoradii haweenkaay
wadnaha bihil beernugayl
badhkaygiyo wajigaaga igu dhawr

Exit mobile version