VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

nafta hamuuniyo haraadbay kuu qabtaa hiyigiyo laabtana aduun baan kugu hayaayoo habeeniyo dharaarbaa adaan kugu hawaawiraa aduunbaa ii ahoo harsii iyo hoyaad nafaad ii hurtaayoo waad ii hagar baxdoo hubaal adigaa i lee hibooyeey haye haye isoo dheh hawlaha aduun waxaan kaa raba a habsami ii dirtoo hufnaan iigu adeegta hibooy haraadkaad biisaa hididiiladii naftaa tahoo aduunbaa ii ahoo harsii iyo hoyaad naftaad ii hurtaa waad ii hagarbaxdoo hubaal adigaa i leee hiboyeey hadaa isoo dheh hibooyeey haye haye isoo dheh
Queue is empty
-- / --