VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Makri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zaki daljir
Makri

cirka miigaalkiisiyo
dhulka muuqaalkiisa
meel kasta aduunyada
isku mid weeyaane
macnaha arsaaqdana
mawle waa ekeyay
nolosha masiirkeeda
markii aan kuu dhiibay
midii aan filaayiyo
marwanimadaada
ma waxaad u leexisay
midku waa shisheeyee
makriga sidiisaba
inanyahay ma fiicnee
mid kale hadaad heshoo
meherkii ilawday
adigiyo macbuudkaa
midaas idiin taalaa

murtiba hadaan qaadoo
ma sahal abuurkeeda
oo macaan ku dheehan
jacayl malabkiisa
su,aashu waa ma fahmi
marwadaan ishaartee
mudacyada jacaylkaagaa
qalbiga iga mudaayo
mugdi iyo dharaarba
adaa ii muuqaanaayoo
muxuu yahay ujeedkiyo
micnahaagu inanyahay
makriga sidiisaba
inanyahay ma fiicnee
mid kale hadaad heshoo
meherkii ilawday
adigiyo macbuudkaa
midaas idiin taalaa

codkii Zaki daljir